U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 31-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Somaliya yaa maanta agab loogu talagalay kahor tagga cudurka Coroanavirus ku wareejisay Galmudug iyo Hir-Shabeelle.

Hirshabeele  ayaa ka mahad celisay qalabdka ka hortagga Caabuqa COVID19 oo ay maanta gaarsiisay Dowladda Federaalka.

Dowladda Federaalka ayaa ku guuldarraysatay in ay xirto xudduudaha Dalalka Somaliya ay la leedahay Kenya iyo Itoobiya.

Faah-faahinno kala duwan ayaa soo baxaya Qarax Gobalka Gedo Lagula Eegtay Askar Itoobiyaan ah.

Wasaaradda Awoqaafta & Arrimaha Diinta iyo Culumada Soomaaliyeed ayaa dadweyanaha kula taliyay inay guryahooda ku cibaadeystaan, lana fasaxo Dugsiyada lagu barto Qur’aanka.

Maamulka Gobolka Bari ee Puntalnd ayaa soo saaray awamiir culus kaddib Qarixii ka dhacay Gaowe.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Nimco Cabdulaahi adan

Goobjoog News