U bood dhigaalka

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm

Sheeko:Dalka

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah lagu soo qaatay, waxaana ka maqneen xubnihii joogtada ahaa ee dhaqaalaha iyo Cayaaraha.

Waxaa Barnaamijka idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed iyo Maxamed Cabdi Xasan.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

Goobjoog News