U bood dhigaalka

Dhageyso Barnaamij wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM

Sheeko:War

AWeys iyo Raaxa

Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM waxaa saaka (20/08/2014) diiradda lagu saaray:

1-Ra’isulwasaaraha Xukuumada Federaaalka Somaaliya oo Magaalada Addis Ababa kaga qayb galaya shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Dalalka Gobolka.

2-Guddoomiyaha Degmada Xudur oo sheegay in ay ku guulaysteen furida wadooyin ay u xirnaayeen sida uu yiri rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab.

3-Xildhibaan Cabdullaahi Yuusuf Cali oo sheegay in ay bilaabeen dadaallo gurmad lagu gaarsiimayo dadka abaaruhu ay ku haystaan gobolada dhexe ee Dalka.

iyo qodobo kale oo ay ka mid yihiin

  • Dooda
  • Dhaqaalaha
  • Xikmada Dhagaystaha
  • Wakaaladaha iyo Wargeysyada waxa ay ka qoreen Arimaha Soomaaliya
  • Aarada Dhagaystiyaasha