U bood dhigaalka

Dhageyso: Booliiska Afgooye Oo Raadinaya Xubno Ka Tirsan Al-shabaab

Sheeko:Dalka

Taliska ciidanka Booliiska Afgooye ayaa sheegay in ay ku raad joogaan  rag hubeysan oo Al-shabab ka tirsan, kuwaas oo dilal ka geystay magaaldaaasi, sidoo kalena fuliyey weeraro.

C/Nuunoow, taliyaha saldhiGga degmadaas ayaa sheegay in dhimashada ay shan gaareyso oo uu qeyb ka ahaa askari ka tirsan ciidanka xogga dalka, halka inta kalena ay shacab ahaayeen.

Dhaawacyda ayuu sheegay taliyaha in ay Saddex gaarayan waxaana Khasaraaha badiyay is rasaaseyn dhex martay ciidanka dowladda iyo raggii  hubeysnaa.

Halkaan hoose ka dhageyso: