U bood dhigaalka

Dhageyso: Cabsi Laga Muujiyey In Lala Wareego Kheyraadka Dalka

Sheeko:Dalka

Danjire Maxamed Axmed Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed, sidoo kalena aad u falanqeeya siyaasadda dalka ayaa sheegay in xilligan ay cabsi ka qabaan in lala wareego kheyraadka dalka.

Ugu horreyn, Caalim ayaa sheegay in sahmin lagu sameeyo shidaalka Soomaaliya ay tahay guul, balse ay muhiim tahay in maamulkiisa Soomaalida ay hayso.

Dalal badan ayuu sheegay in lagala wareeggay kheyraadkooda iyadoo waliba dalalkaasi ay colaado ka jirto.

Shidaalka Soomaaliya ayuu sheegay inuu u muuqdo mid waqti dhow lasoo saari doono.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News