U bood dhigaalka

Dhageyso: Cali Seeko “Askari Kaligiis Ammaan Ma Sugi Karo”

Sheeko:Amniga

Siyaasi Cali Maxamuud Faarax(Cali Seeko) ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in kulankii madaxweyne Maxamed Farmaajo uu taliyeyaasha isugu yeeray ay wax badan laga filan karo.

Wuxuu sheegay in dowladnimada wax la iska warsanayay, gaar ahaan wuxuu farta ku fiiqay in wixii qalad ah oo jira xal loo helo siiba falalka amni darro ee magaalada ka dhaca.

Waxaa adag buu yiri in la kala garto shacabka iyo kuwa dhibta wada sida uu hadalka u dhigay siyaasiga.

Madaxweyne Farmaajo oo uu sheegay in ay tahay qofka la xisaabtanka uu ku dhacayo ay muhiim tahay inuu dedaallo.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News