U bood dhigaalka

Dhageyso: Caqabadaha Ay Bulshada Kala Kulmaan Hablaha Loo Geysto Kufsiga

Sheeko:Dalka

Kufsiga waa fal soo jireen ahaa tan iyo bilowgii ilbaxnimada Soomaalida, iyadoo intiisa badan gaar u ahaa dhulka Miyiga ah, balse burburka dowladdii dhexe kadib, wuxuu falkaasi soo gaaray caasimadda oo kamid ah magaalooyinka dalka ee lagu barakacay.

Baaritaan ay sameysay hay’adda SSWC oo xuquuqda haweenka u doodad, waxay ku sheegtay in kufsiga uu ka dhaco goobo gaar ah sida xarumaha barakacayaasha iyo haweenka safarka ku gala gaadiidka oo jidadka lagu waxyeeleeyo.

Waxaa jira faquuq ay kala kulmaan bulshada haweenka dhibanayaasha ah ee la kufsado.

Warbixintaan ka dhageyso halkaan hoose

Goobjoog News