U bood dhigaalka

Dhageyso: DFS Iyo Maamul Goboleedyada Oo Loogu Baaqay Xallinta Khilafkooda

Sheeko:Dalka

Imaam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay khilaafka dowladda Soomaaliya iyo maamullada.

Wuxuu soo jeediyay in Labada dhinac ay miiska wada hadalka isugu yimaadaan si loo xalliyo tabashooyinka jira.

Imaam Cabdullaahi ayaa dhanka kale soo hadal qaaday dhowr caqabado oo ka dhallan kara khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada haddii uu sii taagnaado.

Waxa uu sheegay Imaamka haddii aan xal la gaarin in ay ka dhalan karto dowlad la’aan iyo sidoo kale waxqabad la’aan.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News