U bood dhigaalka

Dhageyso: Dhaqashada Shinnida Iyo Faa’idooyinka Ay Leedahay

Sheeko:Dalka

Saadaam Axmed Caadle waa 25 sano jir wax ka bartay mid ka mid ah jaamacaha ku yaalla magaalada Muqdisho, waxa uu haatan ku nool yahay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe.

Waxa uu Saadaam muddo Labo sano laga joogo ku fekeray in uu dhaqdo shinnida, nasiib wanaag waa uu ku guuleystay hadafkiisa.

Jaamacadda uu Muqdisho ka dhigtay ayuu ku bartay cilmiga beeraha, wuxuuna dhaqashadan u lahaa aqoon badan.

Waxa uu sameystay in ka badan 20 Sanduuq oo uu ku hayo shinnidan, isaga oo tilmaamay sidoo kale in hadda faa’ido badan uu ka helo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News