U bood dhigaalka

Dhageyso: Dhibaatada Ay Geysato Korontada Xilliyada Roobka

Sheeko:Dalka

Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba.

Soomaaliya xilliyada roobka waxay ku yeelataa Korontada saameyn aan wanaagsaneyn taasi oo ah in khatar geliso nafta dadka iyo duunyada intaba.

Xilliyada roobka waxaa ka dhasha Korontada khasaare hantiyadeed iyada oo taasi sii dheertahay in ay dadka u geysato dhibaatooyin badan .

Intii uu Muqdisho ka socday roobka Korontada ayaa dishay dad badan, arrintaasi oo ka dhalatay maasooyinka Korontada.

Halkan ka dhageyso.

 

 

Goobjoog News