U bood dhigaalka

Dhageyso: Dood Khilaafka Galmudug State

Sheeko:Amniga

Dooddani ayaa Goobjoog News waxay u qabatay Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Galmudug Cabdiladiif Cabdullaahi Warsame iyo xildhibaan Muno Xaashi Shaaciye oo kamid ah baarlamaanka isla Galmudug.

Waxay ku kala aragti duwan yihiin xil ka qaadistii guddoomiyihii baarlamaanka dowlad goboleedkaasi Cali Cacal Casir iyo arrimaha khilaafka ee ka dhex taagan madaxda maamulka.

Waxayse isla garowsan yihiin in wadahadal lagu dhammeyn karo xiisadda siyaasadeed ee Galmudug ka taagan muddooyinkani dambe.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News