U bood dhigaalka

Dhageyso: Dood Ku Saabsan Heshiiskii Dhowaan Dhexmaray Soomaaliya Iyo Itoobiya

Sheeko:Dalka

Sabtidii aynu kasoo gudubnay waxaa magaalada Muqdisho heshiis ku kala saxiixday dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana uu ku aadan yahay horumarinta dekadaha dalka qaar iyo arrimo kale.

Hadaba waxaa soo badanayey maalmahan dambe hadal haynta dadweynaha iyo siyaasiyiinta qaar ee heshiiskan ku saabsan.

Maamul goboleedyada ayaa ka mid ah meelaha ugu badan ee hadal haynta ka jirta, waxaana dood gaaban aynu dhex dhignay Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo biyaha Galmudug Maxamed Nuur Diini, Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame iyo Xildhibaan Maxamed Kheyre oo iyaguna ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News