U bood dhigaalka

Dhageyso: Dood Kulul Oo Ku Saabsan Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka

Sheeko:Amniga

Akhristayaasheenna ku xiran mareegta Goobjoog News waxaan u soo gudbinaynaa dood aynu kaga hadalnay arrimaha taagan ee dalka.

Doodda oo aynu ku jeexjeexnay khilaafka siyaasadeed ee Dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ee Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland ka dhaxeeya iyo shirkii maanta afarta dowladood uga furmay magaalada Garoowe.

Waxaa naga la qeyb galaya doodda Danjire Maxamed Maxamuud Nuur(Caalim) oo ka faallooda waxna ka qora arrimaha Soomaaliya iyo Proff: Cali Saciid Maxamuud Kulane(Foodare) oo ah fallanqeeye arrimaha geeska Afrika iyo carabta.

Hoos Ka Dhageyso Doodda:

Goobjoog News