U bood dhigaalka

Dhageyso Dood: Maxay Ka Dhigan Yihiin Eedeymaha Culus Oo Xildhibaannada Ay U Jeedinayaan Xukuumadda?

Sheeko:Amniga

Xildhibaannada gollaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku guda jira kalfadhigooda 4aad waxaana xildhibaannadu ay ka doodayaan Ajandaha nabadgalayada.

Xildhibaannada qaar kamid ah ayaa soo jeediyay in loo yeero wasiirka koowaad ee xukuumadda FS Xasan Cali.

Haddaba, Goobjoog News waxay idiin soo gudbinaysaa dood ku saabsan ammaanka magaalada Muqdisho iyo khulaafyada siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya.

Doodda waxaa naga la qeyb galaya Siyaasi Axmed Shire Falagle iyo Fallanqeeye Maxamed Maxamuud.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News