U bood dhigaalka

Dhageyso: Dowladda Jubbaland Oo Amarro Amni Kaga Dhawaaqday Kismaayo

Sheeko:Amniga

Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur(Janan) ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan dhinaca Amniga.

Wasiir Cabdirashiid Janan ayaa ku dhawaaqay amar ah in Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee Jubbaland aan marnaba la ogolaan doonin in lagu dhex qaato hubka sharci darada ah cidii lagu arkana tallaabo laga qaadi doono.

Magaalada Kismaayo, amarkani lagaga mamnuucay in qoryaha iyo hubka kale ee sharci darrada ah ayaa ku soo aadaya iyadoo meeshii u sarreeysay uu gaaray khilaafka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

 

Goobjoog News