U bood dhigaalka

Dhageyso: Duqa Muqdisho Oo Ka Hadlay Maqaamka Caasimadda Iyo Arrimaha Ammaanka

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. C/raxmaan Cismaan Yariisow oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu furayey Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah.

Injineer Yariisow ayaa sheegay in baarlamaanka federaalka shaqooyin badan looga fadhiyo, islamarkaana waxyaabaha ay ka sugayaan uu ka mid yahay maqaamka magaalada Muqdisho.

Dhanka kale, Injineer Yariisow ayaa sheegay in si wanaagsan u socdaan howlgallada lagu sugayo ammaanka magaalada Muqdisho, ciidamadana ay dedaal badan wadaan.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News