U bood dhigaalka

Dhageyso: Faah Faahin Laga Helayo Howlgallo Ay Sameeyeen Ciidanka DFS Iyo Kuwo Maraykan Ah

Sheeko:Dalka

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgall ay ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Kumaandoosta iyo ciidan Maraykan ah ka sameeyeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose.

Waxaa halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidankaan iyo sidoo kale dagaalyahannada Al-shabaab, waxaana jira khasaare aan weli la shaacin.

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale Goob joog u xaqiijiyey in diyaaradaha Maraykanka ay Labo gantaal ku dhufteen xaafad lagu magacaabo Caanoole, gaar ahaan xarun ay Al-shabaab halkaasi ku lahaayeen.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News