U bood dhigaalka

Dhageyso: Fallanqeyn Ku Saabsan Khilaafka Baydhabo Iyo Doorashada

Sheeko:Dalka

Proff: Mad Caliyoow Emad (Mad Kalaay) oo kamid ah aqoonyahanka magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa mar uu la hadlay Goobjoog FM waxaa aynu wax ak weydiinay xaaladda soo korortay ee Baydhabo.

Aqoonyahanka ayaa qaba in haddii la xaliyo khilaafyada jira doorashada madaxtinimada ay ku qabsoomi karayso waqtigii loogu talagay.

Waxaa sidoo kale uu na la fallanqeeyay suurtagalnimada in doorashada xilligeeda ay dhacdo, islamarkaana 27 xubin guddiga doorashada loo gaarsiiyay arrin qabiil.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

 

Goobjoog News