U bood dhigaalka

Dhageyso: Galmudug Oo Digniin U Dirtay Dadka Ku Howlan Jarista Dhirta

Sheeko:Dalka

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa mamnuucay xaalufinta Dhirta iyo ka ganacsiga Dhuxusha deegaannada Galmudug.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in dhamaan degaannada Galmudug laga mamnuucay jarista dhirta.

Afhayeenka waaxda warfaafinta madaxtooyada Galmudug Maxamuud Cismaan Beereey kuna saxiixan digreetada madaxtooyada ka soo baxday ayaa  Goobjoog News uu weydiisay ujeedka arrintani wuxuu sheegay in nabaad guur degaanka ku dhaca lagaga hortagayo.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA OO DHAN:

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Goobjoog News

Mawduucyada:Gobollada