U bood dhigaalka

Dhageyso: Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Oo Goobjoog Uga Waramay Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey qabanqaabada doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi.

Waxa uu sheegay guddoomiyaha in dhowaan ay magacaabi doonaan guddiga doorashada ee maamulkaasi.

Amniga ayuu sheegay in waxbadan ay iska bedali doonaan, islamarkaana mudada loogu talogalay doorashada ay ku dhici doonto.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in hadda aanay jirin wax caqabad ah oo hortaagan howlaha doorashada.

Halkaan hoose ka dhageyso

Goobjoog News