U bood dhigaalka

Dhageyso: Ku Dhowaad 10 Kun Oo Qoys Oo Xaalado Nolol Xumo Ay ku Heysato Afmadoow

Sheeko:Dalka

Guddoomiyaha degmada Afmadoow Maxamed Dhaqane Cabdi oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in qoysas ka soo laabtay xeryaha qaxootiga wadanka Kenya sida Xagardheer, Dhadhaab iyo IFO ay gaareen dhowaan degmadaasi.

Sidoo kale waxaa iyana jirta qoysas colaado awgood kaga barakay degmooyin ka tirsan Jubbada Dhexe oo gaaray isla degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose.

Wuxuu sheegay guddoomiyaha in xaalado dhanka nolosha ah ay heystaan dadkaasi islamarkaana ay ka cabsi ka qabaan in xanuunno ka dillaacaan meelaha ay deegaansadeen.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News