U bood dhigaalka

Dhageyso: Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo

Sheeko:Dalka

Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey ammaanka guud ee gobolka Mudug.

Waxaa kulankaan ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotey maamullada Puntland, Galmudug, saraakiil ciidan, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Dhinacyadii kulankaasi ka hadlay waxay ku dheeraadeen ahmiyadda ay leedahay nabadda iyo sidoo kale waajibaadka arrintaasi ka saaran shacabka gobolkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News