U bood dhigaalka

Dhageyso: M/weyne Shariif Oo Sheegay Sababta Ay Xiriirka Ugu Jareen Xukuumadda Muqdisho.

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee maamulkiisa ayaa hadal uu siiyay warbaahinta kaga hadlay ayaa qeexay sababaha keentay in qodobadii ka soo baxay shirkoodii ku soo idlaaday magaalada Kismaayo.

Waxaa uu ka hadlay sababta ka dambeeysa in ay xiriirka u jaraan xukuumadda Muqdisho.

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa sheegay in shirka madaxda maamullada dalka ay ku qabsadeen magaalada Kismaayo uu daba socdo dhibaatooyin iyo culeysyo uga imaanaya dowladda dhexe ee uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Farmaajo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Goobjoog News