U bood dhigaalka

Dhageyso: Maleeshiyaadkii Ku Dagaallami Jirey Marka Oo La Dhaqan-celinayo

Sheeko:Amniga

Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dhaqan-celin loo sameyn doono maleeshiyaad muddo ku dagaallami jiray magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose.

Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose ayaa u sheegay Goobjoog, in maleeshiyaadkan ay hadda qeyb ka noqon doonaan xasilinta magaaladaasi iyo sidoo kale iney helaan dhaqan celin ah.

Guddoomiyaha ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in mar kale magaalada Marka aanay ka dhicin dagaallo sokeeye.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News