U bood dhigaalka

Dhageyso: MW Gaas Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Ammaan Ee Dalka

Sheeko:Amniga

Madaxwaynaha Puntland, Cabdiweli Gaas, oo khudbad ka jeediyey furirtaankii shirka Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah.

Madaxweynaha Dowladda Puntland wuxuu soo hadal qaaday amniga guud ee dalka, khilaafka Galmudug iyo arrinta federaalismka dalka.

DR Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa walaac ka muujiyay xaaladda ammaan ee Soomaaliya, isagoo dowladda ku eedeeyay in ay waxyaabo aan macno lahayn ay ku mashquulsan tahay.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

Goobjoog News