U bood dhigaalka

Dhageyso: Nabadoon Ku Baaqay In Laga Shaqeeyo Nabadeynta Gobollada Sool iyo Sanaag

Sheeko:Amniga

Mid kamid ah waxgaradka Puntland oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Samatar ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in wax wanaagsan ay tahay in madaxweynaha Puntland uu booqasho ku tago gobolka Sanaag.

Madaxweyne DR Cabdiwali Cali Gaas ayaa booqasho maanta ku gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaasoo madaxweynaha uu kaga qeyb galay mashruuc lagu furayay Jaamacad degaankaasi laga hirgaliyay oo lagu magacaabo Maakhir University.

Nabadoonka ayaa maamullada Puntland iyo Somaliland u jeediyay in ay nabadda ka shaqeeyaan.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News