U bood dhigaalka

Dhageyso: Nin Xaaskiisa Ku Dilay Garoowe

Sheeko:Amniga

Magaalada Garoowe waxaa Maanta ka dhacday kiis uu nin ku dilay Xaaskiisa, dhacdadan ayaa ka dhacday mid ka mida Xaafadaha Magaalada, gaar ahaan Jidka soddonka, waxaa galabta ay la aasay gabadha dhimatay,

Guddoomiye ku xigeenka magaalada Garoowe Cali Salaad Diiriye ayaa nooga waramay sida ay u dhacday kiiska dilka ah ee Ninku Xaaskiisa uu ku dilay, guud ahaan faahfaahinta xogta illaa iyo hadda laga hayo iyo waxa loo adeegsaday falkan.

Dhanka kale, guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal Cali Salaad ayaa sheegay in hawlgallo Ciidamada Amaanka Garoowe ku soo qabqabteen dhalinyaro dhac u gaysanaysay dadka

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Goobjoog News