U bood dhigaalka

Dhageyso: Qaxootiga Yemen: Yariisow Ayaa Naga Joojiyey Shaqo Nadaafadeed Oo Aan Haysannay

Sheeko:Dalka

Qaxootiga Yemen ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah iyo sidoo kale shaqo la’aan.

Qaar ka mid ah qaxootigan oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in duqa Muqdisho uu ka joojiyey shaqo nadaafadeed oo ay ka hayeen degmada Shibis.

Waxa ay sheegeen in Soomaaliya ay marti u yihiin, una baahan yihiin in si wanaagsan loo soo dhoweeyo, waxna loo qabto.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News