U bood dhigaalka

Dhageyso: Qoysaskii Ka Baracakay Dagaallada Sool Oo Gurmad u Baahan

Sheeko:Dalka

In ka badan 10 kun oo qoys kana barakacay colaadaha weli ka jira gobalka Sool ayaa ka cabanaya cunno la’aan iyo caafimaad darri.

Qoysaskaas ayaa Goobjoog u sheegay in qeyb yar oo iyaga kamid ah gargaar aan badneyn la gaarsiiyay,balse dadka intooda badan aan waxba aysan helin.

17 goobood oo kala duwan ayey ku kala nool yihiin qoysaskan, waxaana gargaar la gaarsiiyay Lix ka mid ah meelaha ay ku barakaceen qoysaskan, iyagoo dalbanaya in la caawiyo si noloshooda loo badbaadiyo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News