U bood dhigaalka

Dhageyso: Sababaha Uu Isku Casiley Shariif Xasan?

Sheeko:Amniga

Madaxweynihii Koonfur Galbeed ahaana guddoomiyaha gollaha iskaashiga dowlad goboleedyada Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta waxaa magaalada Baydhabo uu kaga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii madaxweynenimo.

Waxaa sidoo kale wareegtada uu iscasilaaddiisa kaga hadlay sababaha keenay inuu iscasilo iyo sidoo kale dardaaran uu u jeediyay reer Koonfur Galbeed shacab iyo siyaasiba.

Wasiirka warfaafinta Xasan Cabdi ayaa saxaafadda u akhriyay qodobada uu ku sababeeyay Madaxweyne hore Shariif Xasan iscasilaaddiisa.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog