U bood dhigaalka

Dhageyso: Samatar Iyo Cigaal Oo Sanado Badan Kadib Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid Fanaaniinta caanka ah ee Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo muddo dalka ugu dambeysay.

Cigaal oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay muddo kadib inuu dalka dib ugu soo noqdo.

Xasan Aadan Samatar ayaa isna dhankiisa sheegay in 30 sano oo uu dalka ka maqnaa maanta ku faraxsan yahay sida loo soo dhoweeyay.

Waxa uu si gaar ah ugu mahadceliyey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ay la yimaadeen fanaaniintan.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News