U bood dhigaalka

Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Fariin u Diray Madaxweyne Dani

Sheeko:Dalka

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal oo la hadlay Goobjoog ayaa ka hadlay waxyaabaha xilligan looga fadhiyo inuu sameeyo madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/laahi Dani.

Waxa ay dadkan qaarkood sheegeen in madaxweynaha ay ka doonayaan inuu degdeg ku fuliyo dhammaan ballanqaadyadiisa.

Dadkan ayaa sheegay in Dani laga doonayo inuu amniga, dhaqaalaha iyo sidoo kale mushaar bixinta ka dhigo waxa ugu horreeya.

Qaar ka mid ah dadkan ayaa ku taliyey in si loo xoojiyo ganacsiga uu Dani keeno warashado Kalluunka sameeya si looga faa’ideysto kheyraadka dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News