U bood dhigaalka

Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Ka Aragti Dhiibtey Shirkii Kusoo Dhammaaday Garoowe

Sheeko:Dalka

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa ka aragti dhiibtey shirkii 25-kii bishan magaaladaasi ugu soo dhammaaday madaxda dowlad goboleedyada.

Inta badan shacabkan oo la hadalay Goobjoog waxay sheegeen in shirkan uu ahaa mid loo baahnaa, madaxda dowlad goboleedyadana ka tashadeen aayaha gobollada ay maamulaan.

Qaarkood ayaa sheegay in shirkan u arkaan mid lagu carqaladeynayo dowladda federaalka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News