U bood dhigaalka

Dhageyso: Shacabka Garoowe Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Shirka Shanta Dowladood Ee Kismaayo

Sheeko:Dalka

Shacabka Garowe oo Aragti ka dhiibtay Shirkii Kismaayo Ugu Soo dhamaaday Madaxda Maamul-Goboleedyada shanta ah ee dalka.

Sidoo kale waxay ka hadleen Baaqii Madaxwayne Farmaajo uu  u diray madaxweynayaasha maamullada shanta ah oo ku saabsan ka soo qeyb galka shir wadatashi ah oo ka dhacaya Magaalada Muqdisho.

Dadkii aan la hadalnay ayaa ku kala aragti duwanaaday dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA:

Goobjoog News