U bood dhigaalka

Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Sida Lagu Xalin Karo Khilaafka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada

Sheeko:Dalka

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida xilligan lagu xalin karo karo khilaafka ka dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada.

Dadkan qaarkood ayaa u sheegay Goobjoog in muhiim ay tahay in loo midoobo danta dalka, la iskana ilaaliyo wax walbo oo kala fogeyn kara Labada dhinac.

Sidoo kale, shacabka ayaa sheegay in dowladda dhexe looga baahan yahay iney xaliso tabashada dowlad goboleedyada, bedalkii ay ku dhowaaqi lahayd hadallo sii fogeeya.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News