U bood dhigaalka

Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka

Sheeko:Dalka

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay khilaafka diblomaasiyadeed ee haatan ka dhex jira dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Qaar ka mid ah shacabkana oo la hadlay Goobjoog News ayaa ku taliyey in dalka laga eryo guud ahaan Imaaraadka.

“Soomaali baan nahay waa nala yaaqaanaa Soomaali baan nahay, Imaaraadka waa uu inagu xadgudbay, sidaasi darted waxaanba qabaa in dalka oo dhan laga saaro” sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah shacabka la hadlay Goobjoog News.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News