U bood dhigaalka

Dhageyso: Shacabka Muqdisho Sidee Ayeey u Arkaan Go’aankii DFS Ee Haysom?

Sheeko:Dalka

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sidey u arkaan go’aanka ay dowladda federaalka ku erisay wakiilkii Qaramada Midoobay.

Qaarkood dadkan oo la hadlay Goobjoog waxay sheegeen iney soo dhoweynayaan go’aankaasi.

Waxa ay tilmaameen in dowladda federaalka ay xor u tahay iney dalka ka eriso cid walbo oo xadgudub ku sameysa qarannimada dalka.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News