U bood dhigaalka

Dhageyso: Soomaalida Ka Badbaaday In Laga Soo Musaafuriyo Maraykanka Oo Dareenkooda Cabiray

Sheeko:Dalka

Dowladda Maraykanka ayaa in ka badan 500 ruux oo Soomaali ah waxay u ogolaatay iney sii joogaan dalka Maraykanka inta laga gaarayo sanadka 2020.

Waxay dadkan halis ugu jireen in dalkaasi laga soo musaafuriyo, kadib dhaqangelintii sharciga la dagaalanka soo galootiga ee uu la yimid Madaxweyne Trump.

Maxamuud Muuse Xasan oo ka mid ah Soomaali u dhaqaaqaysay xuquuqda dadkan ayaa sheegay in guul weyn ay tahay in liiska dadka lasoo musaafurianyo laga saaro muwaadiniintan Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay Maxamuud in dadkan ay dalkooda kusii negaan doonaan, wuxuuna dhanka kalena tilmaamay in dad badan ay aad usoo dhoweeyeen.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News