U bood dhigaalka

Dhageyso: Waa Sidee Xaaladda Balanbal Kaddib Dagaalkii

Sheeko:Amniga

Guddoomiyaha degmada Balanbal Xuseen Liibaan ayaa sheegay in xaaladda magaalada ay tahay mid wanaagsan.

Waxaa uu sheegay in tirada dhimashada dagaal beeleedka ay marayso afar qof halka lix kalena ay dhaawacmeen.

Warar soo baxayay ayaa sheegayay in dhimashada ay ka badan tahay toban ruux oo u badan dhinacyadii dagaallamayay.

Malleeshiyaadka ayaa waxaa kala dhex galay odayaal labada beel iyo maamulka degmada.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

Goobjoog News