U bood dhigaalka

Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka Ka Socda Xeraalle, Galgaduud

Sheeko:Amniga

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo xalay ka bilowday deegaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud, kaasi oo illaa iyo haatan socda.

Dagaalkan ayaa la sheegayaa inuu u dhaxeeyo Maleeshiyaad isku haya gacan ku haynta deegaankaasi, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaare kala duwan.

In ka badan 10 qof ayaa la xaqiijiyey in dagaalkaasi ay ku dhinteen iyadoo dhaawacuna intaasi ka badan yahay, sida uu soo sheegayo wariyaheenne C/risaaq Al-cadaala.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News