U bood dhigaalka

Dhageyso: Warbixin ka hadleysa shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed

Sheeko:Dalka

Shaqo Abuur loo sameyaa Dhalinyarada Soomaaliyeed, ayaa la saadalinayaa in ay ka qayb qaadan karto Nabad ka dhalata meelo ka mid ah dalka oo hada   ay ka jiraan falal amaanka lidi ku ah.

Si looga hortago in Dhalinta Soomaaliyeed ay ku dhiiradaan talaabooyin qatar galin kara Naftooda ayaa Magaalada Muqdisho, waxa ka bilowday qorshooyin shaqo abuuris loogu samanayo dhalinyarada Soomaaliyeed.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Dardiin la fadhiyay shaqo la’aan ayaa ka faa’ideystay shaqo abuur ka hirgalay meelo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Wariyaha Goobjoog FM Munasar Maxamed Cabdi ayaa u kuur galay habka shaqo abuurka dhalinyarada, waxa uuna la kulmay dhalinyaro ka faa’ideystay.

Halkaan hoose ka dhageyso Warbixinta.

Goobjoog News