U bood dhigaalka

Dhageyso: Wariyeyaasha Cadaado Oo Cambareeyey Xarigga Wariye Tooxow

Sheeko:Dalka

Wariyeyaasha ku sugan magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa cambaareeyey xukun ay shalay maxkamad ku taalla Dhuusamareeb ku riddey wariye C/weli Tooxow.

Waxa ay sheegeen wariyeyaashan in ay ka xun yihiin falkaasi, ayna u arkaan mid lagu xadgudbay xuquuqda suxufiga.

Suxufiyiintan ayaa sheegay in si qaldan loo xukumay wariye Tooxow oo aan loo siin fursad uu isku difaaco.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News