U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 02-04-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Laamaha Amniga oo Gacanta ku dhigey Nin xaaskiisa diley

Bandow ka dhaqan galay Guud ahaan deegaannada Puntland

Madaxweyne Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Mudane Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo ku geeriyooday magaalada London

Madaxweynihii hore ee dalka Md. Shariif Sh.Axmed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid AUN Ra’iisul wasaare Nuur Cadde.

Ra’iisul Wasaare Khayre oo sheegay ilaa amar danbe in lahakin doono  waxbarashada  iyo kulamada dad weynaha

Taliska Ciidanka Xooga Dalka Ayaa Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Laba Sargaal Oo Ka Tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Bashiir Beerdaro Iyo Muno Maxamed Nuur

Goobjoog News