U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 05-04-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Xafiiska UNSOM ee Somaliya ayaa xaqiijiyay in qof labaad oo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay Coronaviras.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin coolaad laga huriyo deegaannada iyo degmoyinka Galmudug.

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay falkii kufsiga ahaa ee degmada Afgooye loogu geystay gabdho yaryar, kuna baaqday in gacanta lagu soo dhigo raggii ka dambeeyay falkaasi.

Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa ku baaqay in la jojiyo colaadda ka taagan Gobollada Shabeellaha hoose iyo Jubbada hoose.

Somaliland ayaa sheegtay in diiradda saari doonto doorka wacyi-gelinta bulshada inta uu jiro Cudurka CORONA.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfaahsan, waxaana soo jeedinaysa Maariya Haarliin

Goobjoog News