U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 07-04-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalada Mideynta iyo dib u heshiisiinta ka socota Galmudug.

Puntland ayaa muddo Kaddib Aqoonsatay doorashada Madaxweyne Qoor Qoor ee Galmudug.

Culimada Somaliyed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan loo joojiyo dagaallada ka soconaya Jubboyinka iyo Shabeellaha hoose.

Wiil Somaliyed ayaa Cudurka CORONA ugu geeriyoday Magaalada London ee Dalka Ingariiiska.

Odayaasha dhaqanka ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadaha ka soo cubsoonaaday Shabeellaha hoose iyo Jubboyinka.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfaahsan, waxaana soo jeedinaysa Maariya Haarliin

Goobjoog News