U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 08-04-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Fannaan Somliyed ayaa ku goor dhow ku geeriyoday Magalada London ee Dalka Ingariiska….

Wasaaradda Caafimadka Somaliya ayaa shegtay in Qof cusub oo aan dalka ka bixin oo laga helay cudurka Coronavirus.

Wasaaradda Caafimadka ayaa shegtay in qalabkii lagu baari laha Caabuqa CORONA la so damaystiray, hadda kaddibna kiisaska cusub lagu baari doono gudaha dalka.

Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax xalay ka dhacay Magaalada Bosaso ee xaruntagobolka Bari.

Dowladda Mareykanka ayaa shaaciyay in duqeyn lagu dilay Hoggaamiye sare oo ka tirsana Xarakada Al-Shabaab.

Nabaddoon ku sugan Jubboyinka ayaa sheegay in Dowladda Mareykana duqyn waliba o ay ka fuliso deegannadasi ay shacabka kaliya la bartilmaamedsadaan.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfaahsan, waxaana soo jeedinaya Cabdikariin Cali Aadan iyo Xamdi Baraale

Goobjoog News