U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 15-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin

Shirkii Wada ashiga Puntland ayaa maanta ka furmaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Meydka Gabar yar oo daáhaan lagu qiyaasay 12 sano jir ayaa laga helay duleedka Magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda Galmudug.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa muqdisho ku qabatay kulan deg deg ah oo looga hadlayey ka hortagga faafitaanka Cudurka halista ah ee Corona Virus.

Midowga Yurub iyo ayaa bayaan ka soo saaray, Xaaladda Amni ee hadda taagan Maamul goboledyada Galmudug iyo Jubbaland.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Weriyahayaga Jacfar Maxamed

Goobjoog News