U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 17-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin

Faah-faahinno kala duwan ayaa laga bixiyay Taliye ciidan oo xalay lagu dilay Magaalada Laas-caanood ee Gobolka Sool.

Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay in laga billaabo maainta berri ah la joojiyay duulimadyadii Caalamiga ahaa.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomalaiya ayaa shaacisey in qofkii ugu horeeyey ee qaba caabuqa Caronavirus ay ku haayaan Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in Soomalaiya ay leedahay hal cadow oo uu ku sheegay inay yihiin Al-Shabaab.

Xildhibaan ka tirsan Jubbaland ayaa sheegay in safarka Madaxweynaha Jubbaland ee deegannada Maamulkasi uu la xiriiro xoreynta goobaha gacantooda ka maqan.

Dhakaatiir iyo Culimo Soomaliyed oo ku nool Mareykanka ayaa faah-faahiyay astaamaha lagu garto iyo cudurka CORONAVARUS iyo sida looga hortagi karo.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Najiib Cabdulaahi Xalane

Goobjoog News