U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 22-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin

Ciidamada Amaanka Dowldaa aya xalay howlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Taliska Xoogga Dalka ayaa faah-faahiyay howlgallo qorshaysan oo ay ka sameeyen qeybo ka mid Shabeellaha hoose.

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee weli kuna sugan Garoowe ayaa ka soo horjeestay hadal dhowaan ka soo yeeray wasiirro uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa fasiraad ka bixiyay safarka la sheegay in Madaxweyne Deni uu ku tagi doono Magalada Muqdisho, si uu ula kulmo Madaxda Dowladda.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Jacfar Maxamed

Goobjoog News