U bood dhigaalka

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 28-03-2020

Sheeko:Dalka

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Puntland ayaa maanta dhaqan gelin doonta joojinta qaadka, si looga hortago faafidda Caabuqa COVID19.

Madaxweynaha Somaliya ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u hoggaansamaan Talooyinka Caafimaad ee Bad-qabkooda la xiriira.

Dowladda Maryeykanka ayaa soo dhoweysay hannaanka deyn-cafinta Dowladda federaalka Somaliya iyo guulaha ay ka gaartay shuruudihi ku xirnaa.

Shaqada Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa la xiray in muddo arrimo la xariira Xanuunka COVID-19.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Anfac Aadan

Goobjoog News